Xog ku aadan tirada Xubnaha Ahlu Sunna looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Ahlu Sunna ay gaareen heshiisyo hoose oo ku aadan dhismaha maamul loo dhan yahay oo ay yeelato Galmudug. Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo wadahadalo waqti badan qaatay maalmahan ku lahaa Dhuuso Mareeb ayaa la sheegay in ay isku afgarteen qodobo dhowr ah … Continue reading Xog ku aadan tirada Xubnaha Ahlu Sunna looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug